Puntland oo beenisay in DF lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceel-daahir (Akhriso)

Dowlad goboleedka Puntland ayaa beenisay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in lacagta $1500,000.00 (Hal Milyan iyo shan boqol oo kun oo dollar) ee Xukuumadda Federaalku sheeganayso iney bixisay ay tahay qoondadii Puntland ka heshay deeq ay bixisay Midowga Yurub oo … Continue reading Puntland oo beenisay in DF lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceel-daahir (Akhriso)